WAJAALE NEWS

Wasiir Kuxigeenka Cusub Ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Oo Xilkii La Wareegay!

HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada xanaanada xoolaha jsl maxamuud jaamacwarfaa ayaa maanta xilkii kala wareegay wasiir kuxigeenkii hore ee wasaarada yurub abiib oo iyada loo badalay wasaarada beeraha.

HALKAN K DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version