BERBERA(W,N)- Markab uraraa shirkada BILL Ee maraakiibta wakiilna ay tahay shirkada Oomaar International Company ayaa toban maalmood dekeda berbera ugu xaniban shirkad maamusha dekeda ee DPWORLD oo aan shaacin sobobta ay udiiday in markankan oo ay saran yihiin 890koontiinar oo ay leeyihiin ganacsatafa Reer somaliland.
Masuuliyiinta xafiiska ganacsiga ee sofa ayaa ka hadlay xanibaadan ay DP WORLD Saartay markan u rarnaa ganacasada oo ku xaniban marka iyo cida haysata.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;