WAJAALE NEWS

Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamaddiid Oo Xabsiga Laga Sii Daayay Kadib Muddo Laba Sanno Ah Ku Xidhnaa Hargeysa

Hargaysa(Wajaalenews):-Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamaddiid oo ka mid ah Abwaaniinta Somaliland ayaa maanta laga sii daayay Xabsiga dhexe ee Caasimadda Hargaysa, kadib markii uu soo dhammaystay Xukun dhawr sanno ah oo Maxkamadda gobolka Hargaysi ku riday.

 

Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamaddiid, oo muddo laba Sanno gaadhaysa ku xidhnaa Jeelka wayn Hargaysa, ayaa la soo daayay, iyaddoo uu Abwaanku xadhigaas ku muttaystay Gabay uu ka tarriyay Weerarkii lagu qaadday dalka France

 

 

 

Exit mobile version