HARGAYSA(W,N)-Munaasibad Lagu Xusayay Maalinta Dhalinyarada Aduunka ayaa lagu qabtay magaalada hargaysa Taasi Oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin a socday xukuumada Iyo haayadaha caalamiga ah ee dalka ku sugan.
Xuska Maalinta Dhalinyarada Aduunka ayaa waxaa soo qaban Qaabisay Dalada Dhalinyrada Somaliland Ee Sonyo.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;