Baligubadle (W,N):- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo safar shaqo maanta ku tagay Magaalada Baligubadle ayaa waxa uu soo kormeeray Maxkamada iyo Xabsiga Magaalada Baligubadle.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office