WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xukuumada Somaliland Oo Deeq Gaadhsiiyay Degmada Sallaxley.

Sallaxley(W,N)- Wasiiro iyo Masuuliyiin kale oo katirsan xukuumada Somaliland ayaa deeq iskugu jirta agabka guryaha lagu dhiso iyo mucaawinooyin kale gaadhsiiyay degmada sallaxley oo dhawaan ay ka da,een roob dabaylo wato oo khasaare soo gaadhsiiyay dadka ku dhaqan degmada sallaxley.

Sidoo kale waxaa deeqdan ka qayb qaadatay dawlada hoose ee hargaysa oo gacan ka gaysatay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version