WAJAALE NEWS

DAAWO;-Waxgaradka Beesha Ciise Oo Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Ku Eedeeyay In Uu Ka Danbeeyay Rasaasayn La Gula Kacay Wasiirka Gaashaandhiga.

LUGHAYA(W,N)-Odoyaasha iyo waxgaradka Beesha Ciise ee ku Dhaqan Degmada lughaya iyo deegaanada ku xeeran ayaa Madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici ku eedeeyay in uu ka danbeeyay rasaasayn lagula kacay wasiirka gaashaandhiga cabdiqani maxamuud caateeye oo socdaalk ku maraya deegaanka cabdi geedi

Odoyaashan iyo waxgaradkan ayaa sheegay in  isku day dilkan ee loo gaystay wasiirka gaashaandhiga uu k dabeeyay saylici oo ay falkan gaysteen beeshiisu

Sidoo kale waxgaradkan ayaa baaq culus udiray madaxwaynaha jsl muuse biixi iyagoo sheegay in falkaasi uu noqon doono mid ay ka dhalato cawaaqib xumo baahsani islamarkaana ay maalinba masuul loo gaysan doono hadii aanu talaabo ka qaadin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version