HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah Siyaasiyiinta iyo waxgaradka beesha ciise ayaa ka dareen celiyay weerar dhinac afka oo wasiirka gaashaandhiga ku qaday gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada cabdisaaq khaliif xili ay dhamaatay hirdankii shir gudoonku.
Siyaasiyiinta iyo waxgaradka ayaa wasiirka gaashaandhiga cabdiqai caateeye ku tilmaamay in uu ku saaqiday siyaasada dalka islamarkaana ay xaal iyo raali galin kasiinayaan gudoomiye cabdirasaaq khaliif.
Dhanka kale siyaasiyiita beesha ciise ayaa shaki galiyay hadal kazoo yeedhay wasiirka gaashaandhiga xiliga uu eedo ujeediyay gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada taasi oo ay farta ku fiiqeen in meel kale laga soo diray xukuumadana uu ujeedo.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;