|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waxgaradka Iyo Siyaasiyiinta Beesha Uu Kasoo Jeedo Wasiirka Gaashandhiga Jsl Oo Xaal Ka Bixiyay Eedo Uu Kula Dul Dhacay Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiilada!
August 9, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah Siyaasiyiinta iyo waxgaradka beesha ciise ayaa ka dareen celiyay weerar dhinac afka oo wasiirka gaashaandhiga ku qaday gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada cabdisaaq khaliif xili ay dhamaatay hirdankii shir gudoonku. Siyaasiyiinta iyo waxgaradka ayaa wasiirka gaashaandhiga cabdiqai caateeye ku tilmaamay in uu ku saaqiday siyaasada dalka islamarkaana ay xaal iyo raali galin kasiinayaan gudoomiye cabdirasaaq khaliif. Dhanka kale siyaasiyiita beesha ciise ayaa shaki galiyay hadal kazoo yeedhay wasiirka gaashaandhiga xiliga uu eedo ujeediyay gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada taasi oo ay farta ku fiiqeen in meel kale laga soo diray xukuumadana uu ujeedo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Mulkiilaha Shirkada Beeyada Ee Alsi Maydi Iyo Jawaabta Uu K... Qaar Ka Mid Ah Agoomihii Iyo Xaasaskii Mujaahidiintii SNM Oo Maanta Cabasho La Hor Tagay Xarunta Mad... Madaxweynaha Jsl Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Carbiska Dhalinyarada Barnaamijka Shaqo Qaran Ee Darar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|