WAJAALE NEWS

DAAWO;-Cuqaasha & Waxgaradka Galbeedka G, Sanaag Oo Baaq Culus Udiray Madaxweynaha Jsl Iyo Taliyaha Ciidanda Qaranka!

CEERGAABO(W,N) Cuqaasga iyo waxgaradka beesha galbeedka gobolka sanaag ayaa cabasho xoogan ka muujiyay maamulka ay gobolka ku lahaayeen oo dhamaan xukuumada madaxwayne biixi xilalkii ka qaaday.

Sidoo kale waxgaradka beesha galbeedka sanaag ayaa madaxwayne biixi iyo taliyaha ciidanka qaranka ku eedeeyay in ay iyagu masuul ka yihiin falka lagula kacay beeshooda

Sidoo kale cuqaashan ayaa wasiirka arimaha gudaha ku sheegay in uu noqon waaayay wixii ay ku yaqaaneen islamarkaana uu xilku dhalan gadiyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Cuqaasha Galbedka G Sanaag Oo Baaq Udiray Madaxweyne Muuse Iyo Taliyaha Cidamada Nuux Taani

Exit mobile version