BOORAMA(W,N)-Badhasaabka gobolka awdal Tiinbaro ayaa ka hadlay rabshado maanta dhacay deegaanka goroyo cawl ee duleedka magaalada boorama kuwaasi oo uu ku dhaawacmay hal qof
Sidoo kale badhasaabka gobolka awdal ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta ay xukuumadu uhor istaagtay imaatinkii magaalada boorama ee Ugaaska Beelaha samaroon taasi oo sobobtay in ay dhacaan rabshado iyo mudoharaad lagaga soo horjeedo amarka xukuumadu dalka ugu diiday ugaaska beelaha samaroon oo markii danbe ku laabtay magaalada Awbare ee dawlad deegaanka somalida Itoobiya
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;