WAJAALE NEWS

DAAWO;-Kal fadhigii 21Aad Ee Golaha Deegaanka Gabiley Oo Furmay Iyo Nuxurka Go,Aamada Kasoo Baxay!

GABILEY(W,N)-Kal fadhigii 21Aaad ee golaha deegaanka degmada gabiley ayaa maanta furmay kaasi oo uu gudoominayay gudoomiyana golaha deegaanka gabiley ahna duqa degmada gabiley.

Kal fadhiga golahadeegaanka degmada gabiley ayaa lagu gorfeeyay shan qodob oo muhiim u xaalada magaalada gabiley

Maayarka magaalada gabiley Maxamed amiin cumar cabdi ayaa faah faahin ka bixiyay nuxurka kalfahdiga golaha iyo go,aamo muhiim ay oo kasoo baxay fadhiga golaha.

Kuwaasi oo kala ah ardayda fadhiisanaysa fasalada oo laga dhigay 45 arday

Goluhu go,aamiyay in xoolaa laga saaro magaalada si loo ilaaliyo bilicda magaalada

Goluhu wuxu bilaabayaa wacyigalin iyo sidii bilicda magaalada kor loogu qaadi lahaa .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version