WAJAALE NEWS

“Wasiir Siciid Waxaanu Leenahay Hadii Aanad Qaadi Karayn Dhaliisha Wasaarada Gurigaaga Ku Cibaadaysto” Xisbiga WADDANI.

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Xanaanada xoolaha ee xisbiga wadani Axmed Shugri oo dhaliil uu ujeediyay wasiirka xanaanada xoolaha siciid culub kadib ayaa maanta looga yeedhay xarunta dambi baadhista  isagoo sheegay in uu dacwad ka gudbiyay wasiirka xanaanada xoolaha

Xoghayaha xanaanada xoolaha ee xisbiga wadani ayaa ka warbixiyay waxyaabah ay waydiiyeen xarunta dambi baadhista ee C,I,D

Dhanka kale masuuliyiinta katirsan xisbiga wadani ayaa eedo culus ujeediyay wasiir siciid sulub uguna baaqay hadii aanu dhaliisha xamilay in uu gurigiisa iska joogo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version