|
|||||
WAJAALE NEWS
“Wasiir Siciid Waxaanu Leenahay Hadii Aanad Qaadi Karayn Dhaliisha Wasaarada Gurigaaga Ku Cibaadaysto” Xisbiga WADDANI.
July 9, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Xanaanada xoolaha ee xisbiga wadani Axmed Shugri oo dhaliil uu ujeediyay wasiirka xanaanada xoolaha siciid culub kadib ayaa maanta looga yeedhay xarunta dambi baadhista isagoo sheegay in uu dacwad ka gudbiyay wasiirka xanaanada xoolaha Xoghayaha xanaanada xoolaha ee xisbiga wadani ayaa ka warbixiyay waxyaabah ay waydiiyeen xarunta dambi baadhista ee C,I,D Dhanka kale masuuliyiinta katirsan xisbiga wadani ayaa eedo culus ujeediyay wasiir siciid sulub uguna baaqay hadii aanu dhaliisha xamilay in uu gurigiisa iska joogo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale Boobe Oo Si Adag U Dhaliilay Hab Dhaqanka Xukuumada Ee Wakhtiga... Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo Ka Hadley Xilka Qaadistii Jaamac Shabeel iyo Is-barbardhig uu Ku Sameey... Halkan Ka Daawo Xuxurka Khudbadihii Gudoomiye Cirro Iyo Maxamed Biixi Yoonis Heshiiska Labada Dhina... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|