GABILEY(W,N)-Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyyay Madashii ay Xilka kula kala wareegayeen badhasaabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Iyo Badhasaabkii hore oo ay kasoo qayb galeen siyaasiyiin iyo madaxdhaqameed ka kala yimid gobolada dalka gaar ahaan masuuliyiintii iyo madaxdhaqameedkii badhasaabka cusub kasoo galbiyay gobolka Togdheer.
Sidoo kale Maayarka Magaalada Gabiley ayaa jawaab ka bixiyay hadalo kasoo yeedhay qaarkamid madaxdhaqameedkii badhasaabka cusub galbinayay oo hadalo duur xul ah ka jeediyay madasha,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA KHUDBADA MAAYARKA GABILEY IYO ARIMAHA UU KAGA HADLAY;
https://youtu.be/QSt8cT-D6bI