WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Waddo 2.5km Oo Isku Xidhaysa Magaalada Iyo Xabaalaha Cusub.

GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley oo ay weheliyaan maayarka magaalada, xoghayaha dawlada hoose xildhibaano katirsan golaha deegaanka ayaa dhagax dhigay wado 2.5km ah oo isku xidhi doonta magaalada gabiley iyo xabaalaha cusub ee magaalada taasi oo ay hirgalinayso dawlada hoose.

Waxaana munaasibada dhagax dhiga ka hadlay maayarka magaalada badhasaabka ,dadwaynaha xaafada laga hirgalinayo wadada iyo masuuliyiin kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version