Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa ka qaybgalay munaasibada ay xilka kula kala wareegayeen badhasaabka cusub ee gobolka saaxil Iyo badhasaabkii hore ee gobolka taasi oo uu ka jeediyay la xidhiidha dardaaran iyo galbinta badhasaab kuxigeenkii hore ee gobolka gabiley oo udalacay badhasaabka saaxil cali case