WAJAALE NEWS

DAAWO;-Taliye Dabagale Oo Markale Dar Daaran Culus Faray Ciidamada Booliska Jsl.

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska somaliland oo kualan ayeeshay saraakiisha iyo ciidamada kala duwan ee booliska ayaa dar daaran culus faray isagoo ugu baaqay in ay dadka cadaalad ugu xaqsooraan kana fogaadaan isticmaalka balwada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/Hjb2R2xWJSA

 

Exit mobile version