BOORAMA(W,N)-Maayarka magaalada boorama ayaa ka hadlay tabashada reer awdal ee saami qaybsiga kuraasta baarlamaana isagoo sheegay in la galayo doorashada
Dhanka kale maayar saleebaan ayaa ka jawaabay hadalo kasoo yeedhay dhalinyaro maalmihii udanbaysay hadlaysa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;