Gabiley (WJN)- Badhasaabka gobolka Gabiley oo uu weheliyo Maareeyaha Biyaha Gabiley, ayaa maanta soo afjaray khilaaf soo kala dhexgalay wadayaasha booyadaha iyo masuuliyiinta gacanta ku haysa ceelasha biyaha laga waraabiyo degmooyinka Gabiley iyo Wajaale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka