WAJAALE NEWS

Ex: Madaxweyne Daahir Riyaale oo Ka Hadlay Tabashada Reer Awdal Ay Ka Qabaan Saami-qeybsiga Kuraasta Baarlamaanka

Boorama (WJN)- Madaxweynihii hore Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa waxaa uu ka hadley tabashada reer Awdal ka qabaan saami qaybsiga kuraasta Baarlamaanka iyo qaabkii uu xalin jiray arintaasi wakhtigii uu Madaxweynaha ahaa.

Dhinaaca kale, Daahir Riyaale Kaahin Madaxweynihii hore Somaliland wuxuu ka hadley saamaynta xiisada qabyaalada aloonsan.

 

Hoos ka daawo muuqaalka warkan

Exit mobile version