MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha somaliya maxamed cabdilaahi farmaajo oo maanta aqal sare ee baarlamaanka ka jeediyaynay khudbad ayaa ka hadlay wadahaladii udhexeeyay Somaliland iyo somaliya oo uu sheegay in dib loo bilaabayo isagoo madaxwaynaha somaliland ku bogaadiyay sida uu uga aqbalay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;