Xildhibaan Cabdicasis Oo Sheegay In Somaliland Guul Taariikhiya Ka Gaadhay Shirkii Jabuuti.
GABILEY(W,N)-Xildhibaan Cabdicasiis Cabdilaahi Ismaaciil oo kamid ah Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ayaa ka hadlay Wadahalada Somaliland Iyo Somaliya uga furmay jabuuti iyo Khudbadii Garnaqsiga Ahayd ee madaxwaynaha somaliland uu ka Jeediyay Bilowgii shirka.
Sidoo kale Xildhibaan Cabdicasiis ayaa taageero balaadhan umuujiyay hadalka madaxwaynaha jsl muuse biixi ka jeediyay madasha lagu wadahadalkiinayay somaliland iyo somaliya oo ay ku sugnaayeen wadamo badan oo kamid ah qaarada africa yurub iyo maraykanka.
Dhankale xildhibaanta ayaa sheegay in guul wayn oo taariikhiya ay somaliland ka gaadhay shirka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;