GABILEY(W,N)-Maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada ayaa taageero balaadhan umuujiyay shirkii xukuumada Somaliland kaga qaybgashay dalka jabuuti ee wadahadalka somaliya.
Sidoo kale Maamulka gabiley ayaa soo dhaweeyay khudbadii taariikhiga ahayd ee madaxwaynaha Somaliland ka jeediyay shirka jabuuti oo beesha caalamku goob joog ka ahayd,
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;