JABUUTI(W,N)- Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa khubad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay shirkii wada-hadalada Somaliland iyo Somaliya oo maanta galinkii danbe ka furmay magaalada jabuuti kaasi oo ay goob joog ka yihiin madaxda wadamada geeska africa iyo safiiro, midowga yurub, midowga africa
Madaxwayne biixi ayaa goobta shirka ka jeediyay dooda somaliland ee madaxbanaanida, marxaladihii ay soo martay iyo midowgii lagu hungoobay ee 1960.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA KHUDBADA MADAXWAYNE BIIXI IYO NUXURKA AY XANBAARSAN TAHAY;