WAJAALE NEWS

Dowlada Itoobiya Oo Shaacisay Wakhtiga Kama Dambaysta Ah Ee Ay Dhamaystiri Doonto Biyo Xidheenka Wabiga Nile.

ADIS ABABA(W,N)-Dawlada itoobiya ayaa shaacisay in ay buuxin doono biyo xidheenka wabiga niil horaanka bisha soo socota xili  muranka biyo xidheenkani uu udhexeeyo dalka masar.

Wasiirka wasaarada arimaha dibada ee dalka itoobiya ayaa ka hadlay qorshaha xukuumada Raysal wasaare Abiye uga yaala dhamaystirka dhaam kani.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version