Dowlada Itoobiya Oo Shaacisay Wakhtiga Kama Dambaysta Ah Ee Ay Dhamaystiri Doonto Biyo Xidheenka Wabiga Nile. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dowlada Itoobiya Oo Shaacisay Wakhtiga Kama Dambaysta Ah Ee Ay Dhamaystiri Doonto Biyo Xidheenka Wabiga Nile.
June 26, 2020 - Written by Editor:

ADIS ABABA(W,N)-Dawlada itoobiya ayaa shaacisay in ay buuxin doono biyo xidheenka wabiga niil horaanka bisha soo socota xili  muranka biyo xidheenkani uu udhexeeyo dalka masar.

Wasiirka wasaarada arimaha dibada ee dalka itoobiya ayaa ka hadlay qorshaha xukuumada Raysal wasaare Abiye uga yaala dhamaystirka dhaam kani.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS