WAJAALE NEWS

Masuuliyiinta Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Musharax Laga Xidhay Oo Loo Diiday In Ay Arkaan.

HARGAYSA(W,N)-Musharax qaasim oo kamid musharixiinta xisbiga wadani golaha wakiilada uga sharaxan gobolka sool ayaa habeenkii xalay xukuumadu ku xidhay magaalada hargaysa.

Gudoomiyha kumeel gaadhka ah ee xisiga wadani cabdiqaadir jirde iyo masuuiyiin kale oo musharaxa xidhan ku booqday saldhiga dhexe ayaa xataa loo diiday in ay arkaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version