“Suldaanba Baxay Waa Wasiir Ganacsiga Inadeerkii, Tabashada Reer Awdalna Isagaa Qayb Ka Ah,”Cismaan Sheekh
HARGAYSA(W,N)-Mareeyihii hore haayada wadooyinka somaliland Cismaan Sheekh Cabdi oo kamid siyaasiyiinta saamaynta ku leh gobolka awdal ayaa ka hadlay tabashada reer awdal , jawaab kulul kabixiyay wasiirka ganacsigasaajin isagoo soo bandhigay talaabooyin wasiirka ganacsigu ku kacay oo qayb ka ah kala fogaanshaha reer awdal iyo xukuumada madaxwayne biixi.
Halkan ka daawo muuqaalka warkan;