|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maareeyihii Hore Ee Haayada Wadooyinka Jsl Oo Ka Jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Wasiirka Ganacsiga,Eedo Culusna Ujeediyay!
November 4, 2019 - Written by Editor:“Suldaanba Baxay Waa Wasiir Ganacsiga Inadeerkii, Tabashada Reer Awdalna Isagaa Qayb Ka Ah,”Cismaan SheekhHARGAYSA(W,N)-Mareeyihii hore haayada wadooyinka somaliland Cismaan Sheekh Cabdi oo kamid siyaasiyiinta saamaynta ku leh gobolka awdal ayaa ka hadlay tabashada reer awdal , jawaab kulul kabixiyay wasiirka ganacsigasaajin isagoo soo bandhigay talaabooyin wasiirka ganacsigu ku kacay oo qayb ka ah kala fogaanshaha reer awdal iyo xukuumada madaxwayne biixi. Halkan ka daawo muuqaalka warkan; Related posts:Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheikh Maxamuud Muxuu Ka Yidhi Qabsashada Ciidamada Somaliland Ee Taleex... Nuxurka Kulan Dhexmaray Guddida Wada Hadalka U Qaabilsan Somaliland iyo Saddexda Xisbi Qaran + Afkaa... “Tukaraq Nabadgelyadeedu Waa Mar Ciidanka Qaranku Soo Taabto Xadka Somaliland,Oo Garoowe Ay Ka Dhacd... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|