WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxwayne Biixi Oo Ka Dareen Celiyay Baaqii Shacab Ee Ay Dhawaan Soo Saareen Qaarkamid Ah Dhalinyarada Somaliland.

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha somaliland muuse biixi ayaa jawaab ka bixiyay  baaqii shacab ee ay dhawaan soo saareen qaarkamid ah dhalinyarada somaliland kuwaasi oo kaga hadlay arimo door iyo halka ay somaliland marayso 30sano kadib.

HALKAN KA DAAWO JAWAABTA UU MADAXWAYNE BIIXI KA BIXIYAY BAAQII SHACABKA;

Exit mobile version