HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid jaamac ,xildhibaan maxamed abiib siikaawi iyo xildhibaan cabdiraxmaan fdiaar oo katirsan golaha deegaanka caasimada ayaa saka lagu xidhay suuqa xisbiga oo ay utageen cabasho ay bulshada ku ganacsataa ka qabeen dhisme laga dhagax dhigay kaasi oo ay dawlada hoose ka dhisayayso xarunta degmada 26june
Xildhibaanada oo la siidaayay mudo ay xidhnaayeen ka dib ayaa warbaahinta uga waramay sidii wax udhaceen, qaabkii loo xidhay iyo rasaas nool nool oo ay ciidamadu u adeegsadeen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;