WAJAALE NEWS

Dameer Sedex Qof Ku Cunay Magaalada Wajaale Iyo Ciidanka Boolis Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dhacdadan.

TOG WAJAALE(W,N)-Dameer aan la garayn Xaaladiisa Caafimaad ee uu wakhtigaasi ku jirya ayaa dhaawacyo culus ugu gaystay sedex Qof gudaha magaalada wajaale kuwaasi oo xaaladooda caafimaad lagu dabiibayo cisbitaala magaalada Tog Wajaale

Taliyaha salldhiga magaalada wajaale ayaa ka warbixi dameer sedexda qof ku cunay magaalada wajaale oo markii danbe ciidaanka boolisku toogteen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version