Dameer Sedex Qof Ku Cunay Magaalada Wajaale Iyo Ciidanka Boolis Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dhacdadan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dameer Sedex Qof Ku Cunay Magaalada Wajaale Iyo Ciidanka Boolis Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dhacdadan.
May 29, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Dameer aan la garayn Xaaladiisa Caafimaad ee uu wakhtigaasi ku jirya ayaa dhaawacyo culus ugu gaystay sedex Qof gudaha magaalada wajaale kuwaasi oo xaaladooda caafimaad lagu dabiibayo cisbitaala magaalada Tog Wajaale

Taliyaha salldhiga magaalada wajaale ayaa ka warbixi dameer sedexda qof ku cunay magaalada wajaale oo markii danbe ciidaanka boolisku toogteen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS