Djibouti (W,N)- Munaasibad lagu xusayay sanad guuradii 41aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay Ciidamada milateriga dalka Jabuuti ayaa maanta lagu qabtay dalkaasi, waxaana ka soo qayb galay Madaxwaynaha dalka Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geele, Ra’iisal wasaaraha Cabdiqaadir Kaamil Maxamed, Gudoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cali Xumud, Taliyaasha Ciidamada iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada Jabuuti.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka