WAJAALE NEWS

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaal Ka Qarxay Gobolka Sanaag.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada cadaalada Somaliland ayaa ka hadlay dagaal maalintii shalay ahayd ku dhexmaray deegaano hoos yimaada gobolka sanaag

Sidoo kale wasiirka cadaalada ayaa ku qurba joogta deegaankaasi ku eedeeyay in ay colaada hurinayaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version