HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada caafimaadka somaliland oo ay weheliyaan xubno katirsan gudida ka hortaga coronavirus ayaa haayada who kala wareegay mishiinta lagu shaybaadhayo Xanuunka coronavirus
Waxaana munaasibada xukuumada loogu wareejiyaynay qalabka caafimaadka ha hadlay masuul ka socday haayada caafimaadka aduunka ee WHO.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;