WAJAALE NEWS

“Gudoomiyaha Maxkamada Sare Iyo Maxkamada Dastuuriga Ahiba, Waxay Ku Dhacday Dabin, Oo Hadii Aan Talaabo Laga Qaadin Somaliland Danbe…”Boqor Buurmadow.

HARGAYSA(W,N)-Boqor cismaan Aw maxamuud buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliand ayaa ka hadlay dacwada xukuumadu maxkamada sare uga gudbisay gudoomiyaha golaha wakiilada iyo jawaab deg deg ah ee kazoo baxay gudoomiyaha maxkamada sare

Sidoo kale boqor burmadow ayaa sheegay in gurmad iyo in talaabo laga qaado ay ubaahan tahay maxkamada sare

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version