HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka Somaliland Dr XERGEEYE Ayaa faah faahin ka bixiyay xaaladihii jsl ee Xanuunka coronavirus
Sidoo kale Agaasimaha guud ayaa sheegay 15qof oo ay karantiin galiyeen iyo meelaha ay ka kala yimaadeen,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;