DAAWO;-Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Sheegtay Inay 15 Qof Ku Hayso Karantiin Iyo Xaaladihii Ugu Danbeeyay Coronavirus. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Sheegtay Inay 15 Qof Ku Hayso Karantiin Iyo Xaaladihii Ugu Danbeeyay Coronavirus.
April 22, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka Somaliland Dr XERGEEYE Ayaa faah faahin ka bixiyay xaaladihii jsl ee Xanuunka coronavirus

Sidoo kale Agaasimaha guud ayaa sheegay 15qof oo ay karantiin galiyeen iyo meelaha ay ka kala yimaadeen,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS