WAJAALE NEWS

Abwaan Cismaan Ku jare Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Xidh- Xidho Salaadiinta Ka Hadlaya Masiirka Dalka Ama Qaranka Ka Laaluusho!

HARGAYSA(W,N)-Abwaan cismaan ku jare oo kamid ah  hal abuurka reer Somaliland ayaa madaxwaynaha ugu baaqay in uu talaabo ka qaado madaxdhaqameedka maalmihii udanbeeyay uhanqal taagayay somaliya xabsiga utaxaabo ama uu qaranka ka laaluusho/

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version