Abwaan Cismaan Ku jare Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Xidh- Xidho Salaadiinta Ka Hadlaya Masiirka Dalka Ama Qaranka Ka Laaluusho! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abwaan Cismaan Ku jare Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Xidh- Xidho Salaadiinta Ka Hadlaya Masiirka Dalka Ama Qaranka Ka Laaluusho!
April 6, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Abwaan cismaan ku jare oo kamid ah  hal abuurka reer Somaliland ayaa madaxwaynaha ugu baaqay in uu talaabo ka qaado madaxdhaqameedka maalmihii udanbeeyay uhanqal taagayay somaliya xabsiga utaxaabo ama uu qaranka ka laaluusho/

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS