HARGAYSA(W,N)-MUJ Boobe yuusuf ducaale ayaa ganafka ku dhufay qodobo kasoo baxay shirkii wadatashi ee maamul goboleedka punthland isagoo sheegay in somaliland
Sidoo kale Boobe ayaa masuuliyiinta xukuumada madaxwayne biixi ugu baaqay in aanay ku mashquulin dheefta xilku leeyahay balse ay utaagnaadaan difaaca qaranka Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;