Muj Boobe Oo Masuuliyiinta Xukuumada Jsl Ugu Baaqay In Aanay Ku Mashquulin Dheefta Xilka,Ganafkana Ku Dhuftay Qodob Kasoo Baxay Shirkii Garoowe. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Muj Boobe Oo Masuuliyiinta Xukuumada Jsl Ugu Baaqay In Aanay Ku Mashquulin Dheefta Xilka,Ganafkana Ku Dhuftay Qodob Kasoo Baxay Shirkii Garoowe.
March 18, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-MUJ Boobe yuusuf ducaale ayaa ganafka ku dhufay qodobo kasoo baxay shirkii wadatashi ee maamul goboleedka punthland isagoo sheegay in somaliland

Sidoo kale Boobe ayaa masuuliyiinta xukuumada madaxwayne biixi ugu baaqay in aanay ku mashquulin dheefta xilku leeyahay balse ay utaagnaadaan difaaca qaranka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS