WAJAALE NEWS

Dawladda Sucuudiga Oo Dib Ugu Ogolaatay Dadka Xujeyda Ah Ee Imanaya Cimrada Oo Ay Hore Ujoojisay.

RIYAD(W,N)- Dawlada sucuudiga ayaa shaacisay in ogolaatay dadka xujayda ah ee imanaya cimrada oo ay hore ujoojisay cudurka Corona Verus awgii balse ay wakhti xaadirkan sheegay in ay imanaya xajka balse baadhitaano lagu samayn doono qofkasta oo imanaya

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/mcJOxqShQ6Y

Exit mobile version