CAYNABO(W,N)-Wasiirada Beeraha, Deegaanka Iyo Wasiir kuxigeenka arimaha gudaha oo ku sugan magaaada caynabo ayaa kulamo la yeeshay qaybaha kala duan ee bulshada iyo dhinacyada uu ka dhexeeyo khilaafka ka taagan dhul beereed ku yaala gobolka saraar.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;