ADIS ABABA(W,N)-Golaha Amaanka Qaranka Dalka Itoobiya oo shir iskugu yimid uu gudoominayay Raysalwasaare Abiy Axmed ayaa sheegay in dawladaha caalamka qaarkood faro galin Abniga Itoobiya Halis ku ah ku hayaan kuwaasi oo ku cadaadinayay in joojiyaan buuxin biyo xidheenka itoobiya
Sidoo kale golaha amaana itoobiya ayaa sheegay in aanay marnaba joojinaynin dhamaystirka dhaam biyoodkan islamarkaana waxay digniin udireen wadamo ay ku eedeeyay in faro galin ku hayaan.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;