WAJAALE NEWS

Daawo: Saddex Dhalinyaro Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Magaalada Hargaysa

Hargeysa(W,N)-Sedex dhalinyaro ah ayaa ku dhintay Shil baabuur oo xalay xilli danbe oo saacaddu ku siqaysay 2 habeenimo ka dhacay gudaha magaalada Hargeysa gaar ahaana xaafadda Saba-Xareed ee Koonfurta magaalada Hargeysa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warka

 

Exit mobile version