WAJAALE NEWS

Daawo: Wasaradda Arrimaha Guddaha Somaliland Oo Beenisay Gabadh Shaqaale Ah oo La Sheegay In La Dhibaateeyay

Hargeysa (WJN)- Wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa ka hadashay Xadhig lagula kacay Gabadh shaqaale ka ah wasaarada arimaha gudaha .

Waxaa arintan ka hadley wasiir ku xigeenka arimaha gudaha Somaliland Cabdinaasir Caydiid Maxamed, isagoona beeniyay warkaasi.

 

Hoos ka daawo muuqaalka warka

 

Exit mobile version