|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Wasaradda Arrimaha Guddaha Somaliland Oo Beenisay Gabadh Shaqaale Ah oo La Sheegay In La Dhibaateeyay
March 14, 2020 - Written by Editor:Hargeysa (WJN)- Wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa ka hadashay Xadhig lagula kacay Gabadh shaqaale ka ah wasaarada arimaha gudaha . Waxaa arintan ka hadley wasiir ku xigeenka arimaha gudaha Somaliland Cabdinaasir Caydiid Maxamed, isagoona beeniyay warkaasi.
Hoos ka daawo muuqaalka warka
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|